Ololaha Digitalka ah ee La-Dagaalanka Musuq Maasuqa

marqaati waxay biloowday olole digital ah ee lagula dagaalamayo musuqmaasuqa ka jira Soomaaliya.  Codadka ka mid ah ololohan baa halkan lagu daabaci doonaa.

Waa qeeybti todobo iyo tobnaad oo ku saabsan ku saabsan tahay musuqmaasuqa ay la kulmaan gaadiidleeyda dekeda:

Waa qeybti lix iyo tobnaad oo ku saabsan musuqmaasuqa ka jira wadooyinka oo ay ku kacaan ciidanka wadooyinka:

Waa qeybti shan iyo tobnaad oo ku saabsan musuqmaasuqa ka jira caafimaadka, iyo dooda dadweeynaha ee sida looga hortagi karo:

Waa qeeybti afar iyo tobnaad oo ku saabsan musuqmaasuqa shaqaaleeynta ee dalka ka jiro iyo sidi looga hortagi karo:

Waa qeybti saddex iyo tobnaad oo ku saabsan tahay musuqmaasuqa dawladaha hoose ee dalka:

Waa qeybti labo iyo tobnaad oo ku saabsan musuq maasuqa ka jira bahda isboortiga:

Waa qeeybtii kow iyo tobonaad oo ku saabsan xaqdarida xaga shaqaaleeynta:

Waa qeeybtii tobonaad ku saabsan mas’uul dawladeed oo lunsanayo kheyraadka dalka iyo dadweynaha oo ka hortagayo:

Waa qeeybtii sagaalaad ku saabsan ku takrifalka xukunka, iyo ra’yiga dadweeynaha ee arrintan ku saabsan:

Waa qeybti sideedaad ee sheekada oo ku saabsan musuqmaasuqa mucaawinada:

Waa qeeybtii todobaad oo ku saabsan tahay musuq maasuqa dekadaha iyo ganacsatada qaarkood:

Waa qeeybtii lixaad ee riwaayada Musuq iyo Murugo oo ku saabsan boobka dhulalka iyo dadka fududeeya:

Qeeybtii shanaad ee riwaayadii Musuq iyo Murugo iyo dooda ku saabsan musuq maasuqa:

Waa qeeybtii afaraad ee riwaayadii Musuq iyo Murugo iyo dood ku saabsan qaabka musuq maasuqa looga hortagi karo iyo meelaha ay ka jirto:

Martida maanta waxaa ka mid ahaa Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya kaasi oo ka hadlayay musuqmaasuqa iyo noocyadiisa kala duwan:

Qeybtii saddexaad ee sheekada Musuq iyo Murugo iyo dood gaaban oo sheekada ka danbeysay oo ay yeesheen dhagesteyaasha iyo mas’uuliyiinta:

Qeybtii labaad ee sheekada Musuq iyo Murugo iyo dood gaaban oo sheekada ka danbeysay oo ay yeesheen dhagesteyaasha iyo mas’uuliyiinta:


Qeybti koowaad ee sheekada Musuq iyo Murugo iyo dood gaaban oo sheekada ka danbeysay oo ay yeesheen dhagesteyaasha iyo mas’uuliyiinta: