Soo sheeg musuqmaasuq

Halkan waxaad noogula wadaagi kartaa arrin walba oo ku saabsan musuqmaasuqa, ha yaraado ama ha badnaado. Tusaale ahaan: Cabasho ku saabsan laaluush ama dhib kale oo aad ku aragtay xafiis dawladeed, ama mid kaaga yimid ciidanka.Waxaad sheegeeysaa xafiiska ama goobta aad ka cabasho bixineyso iyo taariikhda ay dhacday, iyo wixi faahfaahin ah. Magac iyo talefan number lagaama rabo.Waxaan ku dadaali doonnaa in aan cabashooyinkaaga baadhno oo gaarsiino mas’uuliyiin wax ka qaban kara, innaga oo aanan la wadaagin magacaaga maadaama aanan ku weeydiin.